Hogaamiyaha isdoortay Axmed madoobe oo kusugan Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa waxuu fariin usoo diray Barlamaan kusheegiisii ku sugnaa Magaalada kismaayo.
Axmed Madoobe oo ogaaday inuu waqtigiisii dhamaaday muda dhowna lafilaayo inuu u wareego Magaalada Nairobi ee dalka Kenya kana tanaasulo Jubbaland ayaa waxuu ku wargaliyey Barlamaankiisa inay fuliyaan Amarka uu soo saaray oo ah.
Leave a Reply