Xildhibaan Maxamuud Cali Magan oo kamid Xildhibaanada Dowlada federaalka ah ee Soomaliya oo kamid ahaa dadkii ka bad baaday weerarkii Argagixisada Shabaab kusoo qaadeen Hotelka SYL ee Magaalada Muqdisho ayaa waxuu Bulshada Soomaliyeed u sheegay inuu Nabad qabo uusana dhiban.
Leave a Reply