Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacbka Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa baaq u diray dadka ku dagaalamaya deegnaanada Afbarwaaqo iyo Towfiiq ee Gobolka Mudug.
Xildhibaan Sakariye Gaashaan iyo Xildhibaano kale oo ka tirsan Golaha Shacbka ayaa ku baaqay in sida ugu dhaqsiyaha badan loo joojiyo dagaalka kaasi oo waxyeelo kasoo gaaray gaartay dad rayid ah.
Leave a Reply