Shiinaha oo sheegay inay codkeeda siinayaan Kenya

dowlada Shiinaha ayaa waxay sheegtay inay Kenya ku taageerayaan coodkooda doorashada kursiga aan joogtada ahayn ee qaramada Midoobay kaas oo doorashadiisa dhacayso bisha lixaad ee sanadka soo socda ee 2020.

Hadalkaan kasoo yeeray dowlada Shiinaha ayaa guul u noqonaysa Dowlada Kenya si ay uga guulaystaan Dalka Jabuuti oo ay tartan kula jiraan.

Dhanka kale dowlada Jabuuti ayaa iyaduna taageero badan haysata lama oga cida ku guulaysan doonta kursigaas aan koogtada ahayn ee qaramada Midoobay ka banaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.