Daawo:Taliyihii Xabsiga Dhexe oo Shaqa Joojin lagu Sameeyey kadib Markii Maxbuus Xanuunsan Cisbitaalka Kala baxay

Afhayeenka Ciidanka Asluubta oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Muqdisho ayaa shaaciyay in shaqo joojiyay lagu sameeyay Jeneraal Xirsiile oo ahaa Taliyihii Xabsiga Dhexe ee Xamar.

Sidoo kale Afhayeenka ayaa waxaa uu tilmaamay Guddi baaritaano ah loo xilsaaray Eedeyntii loo jeediyay Taliye Xirsiile, taasi oo ku aadan inuu Isbitaalka ku yaalla Muqdisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.