Xildhibaan Somaliland ah ayaa Madaxweynaha Deegaanka Soomalida Itoobiya Mustafe Cagjar Ugu Baaqay Inuu wax ka qabto dhiibatada Ciidanka Liyuu Booliska kawadaan wajaale.
Ciidmada Boliiska Deegaanka Soomalida ayaa sadex qof oo shacabka ku dilay Deegaanka wajeele mana ahan markii ugu horaysay oo saas sameeyaan.
Leave a Reply