Waa Aabo Joolaqo Xirsi Dahir Xashi waa 60sano jir u xoogsan jiray caruur rajo ah waxaa laga dhacay dhul uu hanti ka lahaa Jirdil xarig iyo dhibaatooyin kale ayaa loo gaystay.
Dhowr mar ayuu galay isbitaalka caafimaad darro ka soo gaartay jugtii loo gaystay Hada waa naafo ay ciriiri gashay muruqmaalnimadiisa walina kama uusan samri hantidiisii la dhacay Asagoo illintu ka da’ayso ayuu muqaal naxdin leh soo duubay.
Waxaana dhici karto muuqaalkan in uu u waayo noloshiisa Cid kasta ayuu ogaysiinayaa dhibaatada wayn iyo dulmiga loogu gaystay kismaayo.
Leave a Reply