Daawo:Shiine iyo Kuuriyaan Maal Gashanaya Xeebaha Soomaaliya ayaa soo gaaray Muqdisho

Wasiirka Dekadaha iyo gaadiidka badda XFS Marwo Maryan Aweyn jaamac ayaa xafiiska kulan kula qaadatay ganacsato u dhashay dalalka China iyo South Korea kuwaa oo doonaya in ay maal-gashi ku sameeyaan xeebaha dalkeena.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.