Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa waxuu ka hadlay waxyaabihii u qabsoomay Mudada Sanadka ah ee uu hayey Xilka Madaxwaynaha Koonfurgalbeed, Aflagaadada Maalin kasta loo gaysto Bulshada Koonfurgalbeed oo ay ku kacaan Xisbiyada Mucaaradka Dowlada ee Hogaamiyaan Xasan Shiiq iyo Shiiq Shariif.
Leave a Reply