Wasiirka caafimaadka dowlada federaalka ah ee soomaliya Drs Fowsiya Abiikar ayaa waxay si bareer ah aflagaado u gaystay Xildhibaanada iyo Bulshada Gobolka Gedo iyadoo sheegtay inay yihii Beenlayaal.
Xildhibaanad Dalays Xasan oo kamida xildhibaanada laga soo doorto gobolka Gedo ayaa waxay waydiisay wasiirada Caafimaada waxay ka qabatay Dhibaatada Caafimaado daro ee ka jirta Degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo gaar ahaan Haween tira badan oo u dhintay umul Raac.
wasiirada ayaa uga Jawaabtay sidaan.
Leave a Reply