Xarunta ku meel gaarka ah ee Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka dhacay Kulankii Barlamaanka Maanta oo ah Arbaco.
Kulanka ayaa waxaa Shir Guddoominaya Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Mahad Cabdalla Cawad.
Mudanayaasha Golaha Shacbka Baarlamaanka ayaa cod u qaaday Sharciga Maareynta Maaliyadda Guud iyo Sharciga Shirkadaha oo ay soo gudbiyeen wasaaradaha Maaliyada iyo Ganacsiga.
Leave a Reply