Wasiiru dowlihii Hore wasaaradda maaliyadda xukuumaddii Xasan Shiiq ahna Xildhibaan ka tirsan Dowlada Soomaliya Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa waxuu Hotel ka Hirgaliyey Magaalada Muqdisho.
xildhibaan cabdullaahi maxamed nuur Dhaqalaha uu Hoteelkaan ku dhisay ayaa ahaa Mushaarkii shaqaalihii Soomaliyeed oo mushaar qaadan mudo Sagaal bilood ah xiligii dowladii Xasan Shiiq, Xildhibaan Cabdulaahi Maxamed dhaqaalahaan Dhaxal uma Helin, Mana Shaqeysan waana dhaqaale laga dhacay Wasaarada maaliyada kuwaas oo ka yimid Canshuurtii shacabka Soomaliyeed.
Leave a Reply