Sawiro:Kulan Dhexmaray Khayre iyo Beesha Direed

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane xasan Cali khayre ayaa hoyga uu ka deganyahay Dhuusameeb kula kulmay odayaasha dhaqanka ee Beesha Direed ee dagta Galmudug.

Ra’iisalwasaare Khayre ayaa waxgaradka ka xog wareystay sida uu u dhaqan galay heshiiskii nabadeed ee Xeraale iyo Huurshe.

Beesha Diraad ee degta Xeraale iyo Huurshe ayaa Khayre uga Mahadceliyey sidii Dowlada u xalisay Colaadii udhaxeysay Huurshe iyo Xeraale, waxa kaloo waxgaradka Direed kala hadleen Khayre 20 Xildhibaan ee sharci darada ah ee lasiiyey Shiiq shaakir iyo Macalin Maxamed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.