Daawo:Wasiirka Duulista ayaa u mahadceliayay xildhibaanada Golaha shacabka

omaar

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duullimaadyada Soomaaliya, Maxamed C/llaahi Salaad (Oomaar) ayaa u mahadceliayay gudiga duulista rayidka iyo xildhibaanada Golaha shacabka siday u ansixiyeen Sharciga Duulista Rayidka ee Hawada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.