Daawo:Xaaf oo sheegay inay dowlada Cunaqabatayn saartay

xaaf

Madaxweynihii hore ee Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf ayaa sheegay inay dowlada ka xanibtay Accountigii lacagaha igu soo dhacayeen.

Dhanka kale xaaf ayaa ontaas ku daray in Accoun-kii Galmudug ay lahayd waayadanba ay ka adeeganeysay Dowlada isla markaana ay kala baxday 5.5 Milyan oo Dollar.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.