Daawo:Deni oo Xukun adag ku riday odayashii Gobolka Bari ee Mucaaraday

Maxkamada Darajada kowaad ee Gobalka Bari oo fulinaysa amarkii Madaxwaynaha Maamulka Puntland ayaa Maanta oo Axad ah u fariisatay dhageysiga dacwad loo geysto Odayaal iyo Siyaasi bil ka hor lagu xiray Magaalada Boosaso ee Xarunta Gobolka Bari, iyadoo lagu riday xukuno kala duwan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.