Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa Hoyga uu ka deganyahay Dhuusamareeb kulan kula yeeshay Ugaaska, Siyaasiyiinta iyo Culamada Beesha Cayr oo ay kamid yihiinUgaas Xasan Ugaas Maxamed Ugaas Nuur, Madaxa hore ee Xukuumadda Galmudug, Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaliya Cabdi Maxamed Sabriye.
Ra’iisalwasaaraha iyo Beesha Cayr ayaa waxay kawada hadleen sidii loo dadajin lahaa Dhismaha Maamulka Galmudug iyo qoondada Beesha Cayr ka helayso wasiirada iyo kuxigeenada maamulka Galmudug ee loo dhan yahay.
Leave a Reply