Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maalmahan howlo shaqo u joogay Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho kadib markii Xaliyey Qilaafkii kajiray soo xulista Xildhibaanada Galmudug.
Ra’iisul wasaare Kheyre ayaa ku guuleystay xalinta tabashooyin ka jiray dhismaha maamulka Galmudug waxuuna Ra’iisalwasaaraha intuu ku sugnaa Magaalada Dhuusamareeb kulamo kala duwan la yeeshay qaar kamid ah Odayaasha dhaqanka Galmudug iyo Madaxa Xukuumada Galmudug shiiq shaakir.
Leave a Reply