Wadanka Uganda waxa uu kamid yahay wadamada dhaca bariga qaaradda afrika. Uganda malaha bad sidaas darteed waxay badeecooyinka dalkaas lagu iibiya kasoo dajisataa dekadaha Mombasa oo kenya ah iyo Darasalaam oo Tanzania xarun u ah. Balse waxa ay leedahay harooyin waaweyn oo intabadan ay wadaagaan wadamo dhowr ah oo gobolka dhaca Waxaa kamid ah harada Victoria oo ah haro xiriirisa wadamada Tanzania, Rwanda,Brundi, Uganda ilaa kenya, waa haro aad u weyn oo ay kutiirsanyihiin wax soo saarkeeda sabool badan oo ku nool wadamadaas kuwaas oo kasoo saarta nolol maalmeedkooda.
Wariye Magan oo dhawaan halkaasi booqday ayaa warbixintan eegaya/
Leave a Reply