Daawo:Axmed Madoobe oo 7 sano Duleedka Kismaayo dhaafi waayey

axmed madoobe

Axmed Madoobe oo waheliyaan sidii caadadu u ahayd Askar tiro badan ayaa maanta booqday deegaanka Cabdalla Biroole ee Duleedka Kismaayo.

Axmed Madoobe ayaa halkaas u tagay si uu u dhiiri galiyo Ciidamada Dowlad Goboleedka Jubbaland ee halkaas saldhiga ku leh.

Axmed Madoobe ayaa 7dii Sano ee lasoo dhaafay waxuu Booqanayey Duleedka Kismaayo asoo sheegay inuu Shabaab ka Xoraynaya Galmudug.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.