Maamulka Gobolka Gedo oo socdaal shaqo ku joogay caasimada dalka ee Muqdisho ayaa si wanagsan loogu soo dhaweeyey Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo.
Maamulka Gobolka Gedo ayaa Magaalada muqdisho u joogay Hawlo shaqo waxaynta inaty Joogeen Magaalada muqdisho kulamo kale duwan la qaateen Madaxda wasaaradaha Dowlada federaalka ee Soomaliya.
Maamulka Gobolka Gedo ayaa socdaal ku mari doona Dhamaan Degmooyinka Gobolka Gedo waxaana socdaalkooda la xariiraa sidii Deegaanada uu ku harsan Yihiin Argagixisada shabaab looga saari lahaa.
Leave a Reply