Xildhibanada cusub ee Baarlamaanka 2-aad ee Galmudug ayaa maanta lagu dhaariyey magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Maamul goboleedka Galmudug, Xildhibaanadda Galmudug oo tiradoodu tahay 89 Xubnood ayaa waxaa la shaaciyay shalay 83 ka mid ah.

Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes
Leave a Reply