Xildhibaanada Cusub ee Baarlamaanka Maamulka Goboleedka Galmudug ayaa Maanta oo Axad ah waxaa lagu wadaa in kulankii ugu horeeyay ay ku yeeshaan Magaalada Dhuusamareeb.
Kulanka Xildhibaanada Cusub ee Galmudug ayaa waxaa iska dhex dooran doonaan Guddoon KMG ah, isla markaana ka shaqeyn doona Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Galmudug.
Dhanka kale Magaalada dhuusamareeb waxaa jira Beelo badan oo ka cabanaya habka loo soo xulay Xildhibanada Galmudug .
Leave a Reply