Wafti balaaran oo uu hor kacaayo Gudomiye Ku xigeenka Gobolka Gedo mudane Cismaan Nuux Xaaji Macalimow iyo Gudoomiye yaasha Degmooyin Isla Gobolkaan ayaa Soo Gaaray Degmada Garbahaareey ee xarunta Gobolka gedo
Waxaana garoonka diyaarada degmada si diraata ugusoo dhaweeyay bulshada Qeybahooda kala duwad
Soo dhawen ka dib waxa loo galbiyay guriga martida ee Degmada Garbahaaray.
Maamulka Gobolka Gedo oo ayaa Bulshada Garbahaaray ugu baaqay in loo diyaar garoobo kacdoon ka dhana Axmed madoobe.
Leave a Reply