Madaxwayne Kuxigeenka Kowaad ee Jubbaland Maxamud Sayid Ayaa waxuu ka dayriyey Xalaada Jubbaland hada kusugan tahay waxuuna Qiray Inuusan wax Maamula ka jirin Jubbaland.
Dhanka Kale Maxamuud Sayid ayaa waxuu eedeyn usoo jeediyey dowlada federaalka ah ee Soomaaliya taas oo ku eedeyey inay ka masuul tahay Burburka Soo gaaray Jubbaland.
Leave a Reply