Madaxwaynaha Kaligiis is doortay Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa u Dhoobay magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Maamulka Puntland.
Axmed Madoobe ayaa la filayaa in uu magaalada Boosaaso kula kulmi doona Maxwayanaha Fashilmay ee Puntland Siciid Cabdulaahi Deni waxayna kawada hadlayaan sidii ay u sameyn lahaayeen Mucaarad ka soo horjeeda Dowlada federaalka ah ee Soomaaliya.
Magaalada Boosaaso waxaa horay u gaaray Madaxwaynaha Puntland saciid Cabdulaahi deni waxaana laga yaaba qaar kale oo kamida Mucaradka Dowlada Soomaliya inay Gaaraan Boosaaso.
Leave a Reply