Musharaxa Madxawayne Kuxigeenka Galmudug Xasan Gacaliye ayaa soo Gaaray Dhuusamareeb

gacaliye

Musharax mada wayne kuxigeen Galmudug Hassan M Said Samantar (Xasan Gacaliye) ayaa maanta si wayn loogu soo dhaweeyay caasimada galmudug ee Dhuusamareeb.

Soo dhaweynta Musharaxa Madaxwayne kuxigeenka Galmudug waxaa ka qayb qaatay Maamulka Magaalada Dhuusmareeb, Musiliyiin ka tirsan Dowlada Federaalka iyo Kuwa Galmudug.

Waxaana Musharax Xasan Gacaliye loo Galbiyey Goob loo asteeyey inuu kula hadlo Bulshada Galmudug.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.