Daawo:Madaxweyne Laftagreen oo Xaraga ka jaray Idaacada Degmada Marko.

isgaarsin

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa Xaraga ka jaray Idaacada ku hadasha afka Dowlad Goboleedka K/Galbeed Qaybteeda Degmada Marko.

Madaxweynaha oo safarkiisa ay ku wehliyaan Wasiirka Wasaaradda warfaafinta Dowlad Goboleedka KG ,Gudoomiyaha Gobolka Sh/hoose, Gudoomiyaha Degmada marka iyo Masuuliyin kale oo katirsan Dowlad Goboleedka KG ayaa waxaa siwada jir ah ay xarigga uga jareyn Raadiyaha Koonfur Galbeed ee qaybtiisa Degmada Marko.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.