Daawo:Gabadhii lagu eedeyey villa Somaliya oo iska dhiibtay Safarada Denmark

Amaalnuur

Saraakiil ka socota Booliiska Soomaaliya oo hogaaminayso Generaal Sakariya iyo Safaaradda Denkamark ayaa la kulmay Amal Nuur Cismaan oo qoyskeeda kamaqnayd muddo 2 bil iyo bar ah.

Amaal Hooyadeed ayaa dhaqan celis u keentay Muqdisho waxayna ka fakatay goobtii dhaqan celiska loo keenay waxaana hooyadeed ku eedaysay Madaxtooyada Soomaaliya inay afduubtay gabadheeda.

Amaal oo laga keenay dalka Denmarka ayaa u tagtay Safaaradda Denmark waxayna usheegtay inay rabto inay ku noqoto dalka Denmark taas oo safarada ay aqbashay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.