Beesha Saleebaan oo Odawaa ugu Baaqay inuu Tanaasulo

odaawaa

Waxgaradka Beesha Saleebaan oo kulan ku yeeshay Magaalada Cadaado ayaa waxay ka arinsadeen Arimaha Doorashada Galmudug iyo Musharaxiinta Matalaya Beesha saleebaan.

Kulan dheer kadib waxaay Beesha Saleebaan isla garteen xiligaan la jooga inaan cidna dooranayn Musharax Odawaa oo u taagay xilka Madaxwaynaha Galmudug.

Waxaa kaloo Beesha Saleebaan isla qireen Musharaxa Odawaa inaan laga gadi karin Bulsha waynta Galmudug Madaama uu ka tirsan yahay Ururka Damjadiid lana joogo xiligii Odawaa tanaasuli lahaa.

Go’aankaan kasoo baxay waxgaradka Cadaado ayaa waxuu rajo xumo iyo fashil ku yahay Musharax Madaxwaynaha Galmudug Odawaa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.