Masuuliyinta Rugta Ganacsiga Gobolka Banaadir oo la kala diray

Wasiir

Wareegto ka soo baxday xafiiska wasiirka ganacsiga iyo warshadaha dowladda federaalka Soomaaliya mudane Cabdullaahi Cali Xasan ayaa lagu kala diray masuuliyiintii rugta ganacsiga iyo warshadaha gobolka Banaadir.

Kala diristaan ayaa timid kadib markii la qabtay rag ka tirsan rugta ganacsiga oo la shaqeysta Shabaaab.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.