Magaalada Baladxaawo waxaa ka dhacay Kulan Dhexmaray Maamulka Gobolka Gedo oo dhawaan Gaaray Baladxaawo iyo Bulshada Magaalada waxaaana looga arinsaday Sidii Axmed Madoobe laysu dhaafin lahaa iyo Maamul Bulshada Jubbaland u dhan tahay loo soo dhisi lahaa.
Leave a Reply