Aqalka Sare oo maanta ka doodaya Sharciga Doorashada

aqalka sare

Xildhibaannada golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa Maanta waxaa la filayaa in Kulankoodii Caadiga ahaa ay ku yeeshaan Xaruntooda Magaalada Muqdisho.

Ajendaha Kulanka ee Maanta ayaa ah Sharciga doorashooyinka oo dhawaan ay meelmariyeen Xildhibaanada Golaha Shacabka.

Xildhibaanada Aqalka sare ayaa  dood adag ka lahaa maalmihii lasoo dhaafay Sharciga doorashooyinka Qaranka waxaana la filaayaa in ay meel mariyaan kadib markeey mariyaan akhrinta saddexaad.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.