Daawo:Marwada Kowaad ee Dalka oo kulan la qaadatay Masuuliyiin ka tirsan Dowlada Turkiga

Saynab

Marwada Koobaad ee dalka Saynab Cabdi Macalim ayaa magaalada Ankara kulan kula qaadatay Wasiirka Caafimaadka ee dalkaTurkiga iyo Masuuliyiinta Hay’adda TIKA.

Marwo Saynab ayaa Dowlada Turkiga uga mahadcelisay sida wanagsan ee mar kasta ay u garab taagan yihiin Dowlada iyo shacabka Soomaliyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.