Guddoomiyaha Maamulka gobolka Banaadir Cumar Maxamed Maxamuud {Filish} ayaa xarigga ka jaray xarunta Baadi Qabadka xoolaha nool oo dib udhis iyo dayactir lagu sameeyay.
Xaruntaan ayaa la keenayaa Xoolaha Magaalada layskaga soo daayo kuwaas oo Bilicda caasumada wax u dhimaaya sida uu sheegay Gudoomiyaha Gaobolka Banaadir Cumar Filish.
Leave a Reply