Taliyaha ciidanka lugta xoogga dalka Soomaaliyeed General Cabdixamiid Maxamed Dirir oo maalmihii la soo dhaafay kormeerayay saldhigyada iyo goobaha ay ciidanka xoogga dalku ku leeyihiin gobolka Gedo ayaa u balanqaaday ciidanka in ay heli doonaan sida ugu dhaqsaha badan agabka ay u baahan yihiin ee muhiimka u ah howl gallada ciidanka.
Leave a Reply