Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxmuud Maxamed “Cumar Filish” ayaa go’aan ka soo saaray xoolaha dhex jooga magaalada Muqdisho isagoo sheegay inaan Magaalada Muqdisho lagu arki Karin Xoolo iska dhex wareegaya.

Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes
Leave a Reply