Maamulka Soomaliland ayaa si caro leh uga hadlay Calanka Soomaliland oo laga taagay Magaalada Caabudwaaq ee Xarunta aqoonta Galmudug.
Shalay oo ahayd Isniin ayaa waxaa ka dhacay Magaalada Caabudwaaq isu soo bax lagu soo dhaweynayo Doorashadii ka dhacday Magaalada Dhuusamareen taas oo lagu Doortay Madaxwaynaha Galmudug Qoor Qoor iyo kuxigeenkiisa Cali Ciid.
Calamada Maamul goboleedyada Soomaliya oo ay ku jirto Soomaliland ayaa waxaa laga taagay Goobtii isu soo baxa ka dhacaayey, waana tan ka caraysiisay maamulka Soomaliland oo sheegay inaysan ahayn maamul goboleed ayna tahay Fowdo ay sameeyeen Reer Caabudwaaq
Leave a Reply