Magaalada Balaxaawo ee Gobolka Gedo ayaa waxaa ka dhacay isu soo bax lagu sooo dhaweynayo Ciidamada Xooga dalka kuwaas oo qaybtii ugu badnayd caawa soo gaartay Degmada Baladxaawo.
Ciidamadaan tirabadan ee caawa gaaray Baladxaawo ayaa waxay kasoo ruqaan sadeen Degmada Luuq oo Diyaarado lagu Keenay.
Bulshada Gobolka Gedo ayaa aad usoo dhaweeyey Ciidamadaan kale Duwan ee Dowlada Soomaliya kusoo daabushaya gobolka Gedo kuwaas oo hawgalo Alshabaab looga sifaynayo gobol Gedo dhawaan ka bilaabaya.
Leave a Reply