Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukumadda Soomaaliya Marwo Fowziyo Abiikar Nuur ayaa furtay shirka maalinta Caalamiga ah ee ka hortagga FGM-ka.
Wasiirka Wasaaradda Caafilaadka Soomaaliya Fowsiya Abiikar Nuur waxaa ay sheegtay In lagama maarmaan ay tahay in la xoojiyo ka hortagga gudniinka Fircooniga ah, kaasi oo dhibaato ku yeeshay gabdhaha Soomaaliyeed.
Leave a Reply