Ururka Suxufiyiinta Puntland ee Map ayaa damaanad ku soo dayay Wariy Cumar somane oo ay xalay xireen ciidamada booliiska ee Magaalada Garoowe.
Wariye Soomaane ayaa ahaa Wariyihii qaaska ah ee Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni, Sida ay sheegeen booliska Puntland Wariye Soomane waxaa loo xiray warar uu baahiyay kaas oo aysan Jeclaysan Maamulka Puntland.
Wariye Soomane ayaa intaan la xirin waxuu raali galin ka bixiyey waxbixin uu la wadaagay warbaahinta Madaxa Banan.
Leave a Reply