Puntland oo Xirtay Xafiiska Guddiga Doorashada Dawladda Federaalka

deni

Maamul gobolleedka Puntland ayaa soo saartay amar lagu xirayo xarumaha Guddiga doorashooyinka ee Dawladda Federaalku ku leedahay Magaalada Garoowe.

Amarkan oo uu soo saaray Wasiirka Arrimaha gudaha ee Puntland, Maxamed Cabdiraxmaan (Dhaban-cad) laguma sheegin Sababta keentay in la xidho Xafiisyada Guddiga doorashooyinka Soomaaliya ee ku yaalla Puntland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.