Dhaliyarada Jubbaland ayaa waxaa soo Foodsaartay Xafiis la’aan kadib markii xaruntii waynad ee loo dhisay Dhalinyarada uu Axmed madoobe Iibsaday, Dhaliyada Jubbaland ee kusagan Magaalada kismaayo oo la hadlay Telefishinka Jubbaland ayaa waxaay sheegeen inay guri kiro ah ku jiraan una baahan yihiin inay helaan xarun ay ku shaqeeyaan.
Xaruntii loo dhisaya Dhalinyarada Jubbaland oo xariga Laga Jaray 17 Febaraayo 2019 ayaa si wadajir u dhagaxdhigeen Raysul wasaaraha dalka Mudane Xasan Cali Khayre iyo Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Max’ed Islaam.
Leave a Reply