Dhibane Jamaal Sahal Maxamud Oo Hore Wariye Maxamed Cabdi Biiriye oo ka hawgala dalka TV Xanuunkiisa u baahiyey Ayaa Maanta deeq Lacageed la soo gaarsiiyey.
Waris Cali Barre oo ka wakiila Urur Layiraahdo Caawi Walalkaa Jamaal ayaa waxay ku wareejisay Jamaal lacag Dhan 13965 Dollar.
Jamaal Sahal Maxamuud ayaa uga Mahadceliyey Dadkii lacagta soo gaarsiiyey isgaoona u duceeyey.
Leave a Reply