Wasiirada Kaluumaysiga, qorshaha iyo Xildhibaano ka tirsan labada Gole ee Dowlada federaalka ah ee Soomaliya ayaa Muqdisho ku soo dhoweeyey odeyaal dhaqmeedyo Soomaaliyeed oo ka yimid magaalada Buuhoodle, si ay uga qeyb-galaan kulammo wadatashi ah oo Muqdisho ka socda.
Ismidaan ka yimid Sool iyo Sanaag ayaa waxaa kamida Ugaas Maxamuud Cabdulaahi oo kamida 135 Oday dhaqameed ee Soomaliyeed, Garaad Cabdisalaan Xasan iyo Suldaan Siciid Cismaan.
Leave a Reply