Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadlay xaaladda guud ee Soomaaliya, marxaladihii kala danbeeyay ee lasoo maray iyo sida ay hada wax u waddo Dowladda Federaalka ah oo Madaxweynuhu sheegay in aysan habooneyn.
Dhanka Kale Deni ayaa sheegay inuusan u baahnayn Shahaadada Dugsiga sare ee Suuqa bakaaraha lagu Iibinaayo, waxuuna Baaq u diray Dhalinyarada inay ka caawiyaan inay Social Media.
Leave a Reply