Daawo:Maxamuud Sayid oo eed kula duldhacay Dowlada

maxamuud sayid

Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan oo ku ayaa ka hadlay iska hor imaad dhexmaray Ciidamada Dowladda iyo kuwa Jubbaland.

Maxamuud Sayid Aadan waxa uu nasiib darro ku tilmaamay in xiligaan hubka ay iska hor jeestaan Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Dowlad Goboleedka Jubbaland oo hal degmo kuwada sugan.

1 Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.