Aabe Cabdi Maxamed xaashi loona yaqaano “Diini” oo ka shaqabilaabay 1975 Dowlada Hoose ee Boorame ayaa waxaa dhac iyo xarig ugaystay Mayerka Magaalada Boorame Saleebaan Xasan Xadi.
Dhibane Diini ayaa waxuu sheegay inuu mayerka Xilka Kaqaaday mushaarkiisana uusan Siin 7 Bilood asagoo mayerku uu sheegay inuusan u dhalin Somaliland yahayna Mareexaan.
Dhalinyarada Booorama oo usoo Gurmaday Aabe Cabdi Maxamed ayaa sheegay inaan la aqbali Karin dhibka lagula Kacay Diini.
Leave a Reply