Xildhibanada Kenya oo dalbaday inuu Janan kabaxo Mandera

Mandeea

Xildhibaanada laga soo doorto Magaalada Mandera ee dalka Kenya oo shir jaraa’d qabtay ayaa waxay ka hadleen Joogida Wasiir Janan iyo Maxamuud Sayid.

Xildhibaanadaan laga soo doorto is maamulka Mandera ayaa sheegay inaysan marnaba aqbalayn inuu wasiir Janan iyo ciidamada waheliya ay sii joogaan magaalada Mandera waana inay aadaan deeganadii ay ka yimaaden.

Hadalkaan kasoo yeeray Xildhibaanada is maamulka Mandera ayaa dhabar jab ku ah wasiirkii amniga Jubbaland Cabdirishiid Janan kaas oo maalmihii dambe kusugnaa Hotel ku yaala Magaalada Mandera.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.