Madexweyne Kuxigeenka Maamulka Jubbaland Mudane Aadan Afeey Maxamuud ee dhinaca Isbadeldoonka ayaa ka warbixiyay jirdilkii lagula kacay maalintii Sabtida ahayd kadib markii uu damcay inuu ka dhoofo Garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo.
Amarka looga joojiyay safarka Madexweyne Kuxigeenka Aadan Afeey iyo jirdilkaba waxaa toos u amray Madexweynihii hore ee Jubbaland Axmed Madoobe iyadoo ay ka muuqato warbixintaan in uu yahay nin ka badbaaday isku day lagu khaarajin lahaa kana badbaaday geeri xaqiiqo ah iyo tiisii oon galin unbaa la oran karaa inuu ku fakaday.
Arinkaan ayaa muujinayo in wali dhaqankii dadqalatanimada ahaa iyo caburintii uu Axmad Madoobe iyo Maleeshiyaadkiisu ay bulshada ku hayeen inuu wali kasii jiro magaalada Kismaayo.
Leave a Reply